ruducsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ruducsan. ld ruduc-sanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ruducsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Wax la rudcay ahaansho (dun ama mayrax).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00