rugorugo

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sisin mooye lagu tumay oo inta biyo lagu daro waambaha lagu iidaan-to.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur