rukumasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rukumo. ld ruku-mad.

rukumo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-untay, -umatay)

Macnaha:

  1. Qof wax rukun ka dhigasho.