rukumnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rukuman. ld rukum-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rukuman

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-mnaa, -mnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax si joogto ah loo helo ahaansho. 2. Ku r.: tiir iwm wax meel ku dhaaban ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur