rundudsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rundudso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rundudso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur