Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg ruqaanso. ld ruqaansad, ruqaansi, ruuqaansad, ruu-qansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-saday, -satay)
Macnaha:
1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur