rushaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rushaysan. ld ru-shaysnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rushaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur