ruubasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ruubo. ld ruubad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruubo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. Ciid jilicsan iwm dhexgelid, ku dhex librid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruubad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ruubasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur