ruubid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ruub². ld ruubin, ruubis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruub

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Bir yar, dhuuban, daab leh oo saanta kabaha laga tolo lagu dalooliyo. 2. Dhul bacaad badan oo marka lagu socdo cagta hoos u gasha.
  2. Wax meel bacaad, dambas iwm dhexgelin. ld ruubi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruubin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ruubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruubis