ruugaamin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ruugaami. ld ruu-gaamis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruugaami

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Jaan iyo jiib cayaar la raacid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur