ruuqaanso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld ruqaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ruqaanso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur