ruuxaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld rooxaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rooxaan

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Jinniyo la aaminsan yahay inay u shaqeeyaan wadaaddada qaarkood. ld ruuxaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur