ruuxi

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.
  2. Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid.