ruuxinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ruuxi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ruuxiQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:Waxyaalaha qarsoon ee dadku aaminsan yihiin jiritaankooda.Nafley dhimanaysa naf ka dhawrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0