ruxan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-xmay, -xantay)

Macnaha:

  1. Wax la ruxay noqosho (laan geed, haan caano ku jiraan iwm). ld ruxmo.
  2. Haan caano ku jiraan wax la ruxay ahaansho.

ruxmo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-maday, -matay)

Macnaha:

  1. ld ruxan¹.