saabbilaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Saab weyn oo alaabta lagu rito.Lamidka: saabSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
saabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado. 2. Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan. 3. Taliye.1. (xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg le'eg hal. Ama xood uran oo ku wanqaran dhidibkiisa. Barta uu xoodku ka gooyo dhidibka waa geeska. Habdhiska kulanka kaartis saabku waxa uu leeyahay isle'eg beegaal oo leh sansaanka y = 4ax. 2.ÿ(xis.) Ururka baraha in u wada jira xarriiq iyo bar maguuraan ah. Xarriiq-da waxa la yiraahdaa jeedshe bartana kul-mis.Weel saab u yeelid.Lamidka: taliyeSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00