saabbuuneyn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saabbuunee.

Lamidka: saabbuunee

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saabbuunee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -neysay)

Macnaha:

  1. Dhar saabbun ku dhaqid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur