saaci

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax soo socda saadaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur