saadari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Doonta labadeeda cayaari ee hore xargahooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur