saafid-kolorimitrieed

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Saafid xaddiyeed oo lagu cabbiro ribnaanta milmeyaasha midabaysan iyada oo la kaashanayo itaalka midabka. Milanka la hubinayo waxa loo eegaa milanno ribnaantooda la yaqaano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur