saafnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saafan³. ld saafnaansho.

saafan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nooc kalluun ka mid ah.
  2. Hilib wax saaf laga dhigay noqosho.
  3. Hilib wax saaf laga dhigay ahaansho.

saafnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld saafnaan.