saajac

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. S. ah: qof dhiiran oo aan cabsan; geesi.

geesi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nin dhiirran oo aan cabsa.