saalaxweeto
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Ganacsato yaryar oo aalaaba wareegta ama aan lahayn rug loogu soo hagaago. 2. Hab loo ganacsado badeeco iyadoo aan lacagteeda la bixinb lala wareego. 3. Hab ganacsi ah oo ba-deeco yaryar habda meel wareejiyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

