saalimow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hangool yar oo gadaal farraarro dhawr ah ku leh oo madow, loona subko oo suufiyada qaarkood qaataan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur