saamajiidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saamajiid.

saamajiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.
  2. Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.