saamiley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Naag wax dad badan ka dhexeeya saami ku leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur