saamisuge

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof meel xoolo lagu saanyanayo yimid oo in wax la siiyo sugaya. 2. Qof mashaqayste ah oo mar walba in wax la taro sugaya.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur