saamiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saami². ld saanyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saami

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari. 3. Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi¹
  2. (xis.) Saamiga laba xaddi ama laba walax xisaabeed A iyo B waa qaybta ma jajabka labada xaddi A/B oo loo qoro A : B. 5. Tiro ama xaddi loo qaybiyey mid kale. Saamiga laba xaddi oo doorsoomeyaal ah x iyo y, oo loo qoro x/y ama x : y, waa madoorsome addooy saa-migal u tahay x.
  3. Wax sida loo kala leeyahay u qaybin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saanyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld saamiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur