saanad

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Isrogrogga: (-do, m.dh)

Macnaha:

  1. Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra-saas.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur