saancadQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:ld saancaddaale; saancaddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
saancaddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Tagxumo; nasiibdarro. ld saancad (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
saancaddaaleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Macnaha:Qof nasiib xun (tag xun); bacaw. ld saancad (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0