saandambee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysey)

Macnaha:

  1. 1. Tallaabo gaabin. 2. Ka s.: cid lala socday in yar dib uga harid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur