saawayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saawee. ld sawayn.

saawee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-weeyay, -waysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax, wax kale u ekaysiin. 2. Beden, huuri iwm seeb ku wadid. ld sawee.

sawayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld saawayn.