saaxiibid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saaxiib³.

saaxiib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

Macnaha:

  1. Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.
  2. Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.
  3. La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.