saayidcalee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Ka s.: cid ka gacan sarreyn. ld saa'idcalee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saa'idcalee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Macnaha:

  1. ld saayidcalee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur