saayidid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saayid². ld saa'idid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saayid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. S. ah: wax dheeraad ah. ld saa'id¹.
  2. Wax kordhid. ld saa'id².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur