saayir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhaqaalayn; turaal gaar ah oo laysu galo.
  2. Cid macaamil wanaagsan oo wax isdhaafsi leh la yeelasho. 2. La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaqaalayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaqaalee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur