saaykoolojiyadda

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daawo) Barasho cilmiyeed oo kusaabsan dhimirka (maan-ka) bani-adaamka iyo qaabka dabeecada dadka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur