sabaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-do, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur