sabaayad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Kimis balballaaran oo si gaar ah looga dubo bur; burkaaki jabbaati.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur