sabbaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.
  2. Cid ixsaan laga sugaayo hadiyad siin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur