sabbakhid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sabbakh².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sabbakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Asal dharka lagu midabeeyo.
  2. Dhar midab u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur