sabuubo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Khatar; halis. ld sabuuro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khatar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dhibaato halis ah. 2. K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

halis

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xaalad waxyeello weyn keenta. 2. H. ah: khatar ah (meel).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sabuuro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld sabuubo.