sacabbayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg sacabbee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sacabbee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Sacabbada wax ku qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur