saddex-xagalley
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (xis.) Dariiqo sahamin ah oo la dhisayo shabaq saddex-xagallo ah, oo suurto geliya in lagu sawiro khariidad toobograafiyeed qiyaas weyn leh.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

