saddexley

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.