saddexnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg saddexan². ld saddexnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saddexan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira. 2. Koox ka kooban saddex cunsur.
  2. Dheddig wax laba ilmood leh ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saddexnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld saddexnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur