saddexsaamoodQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ciddisiib.Lamidka: CiddisiibSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ciddisiibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc ka mid ah mariidka oo nafleyda uu sababo ay ciddiyuhu ka dhacaan timihiina ka bidaan (waa kan ugu halisan).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00