sadheeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-dheeyay, -dheysay)Macnaha:1. Aafeyn. 2. ld saree.
sareeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)Macnaha:1. Nafley cudur qaadsiin. 2. Cid wax xun barid (qof).