sadiibo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Bir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.