sadkax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed nagaar yar oo leh laamo iyo caleemo jilicsan iyo miro la cuno, askax. 2. Miraha geedkaasu dhalo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur